About Us shirkadeena Waa madal kulmiso dhammaan ganacsiyada ka jiroMagaalada kismaayo  Ujeedkeena koowaad waa:In ay helaan bulshada soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada kismaayo suuq ay ku mideysan yihiin,kaas oo ay ka heli karaan dhammaan adeegyada iyo alaabaha ay u baahan yihiin iyo qiimahooda.Sidoo kalena ay kusoo bandhigan karaan badeecooyinkooda. Aasaasayaasha Mohamed said abdinoor Co-Founder Linkedin-in Twitter Instagram Facebook-f Yusuf abdullahi adenCo-Founder Linkedin-in Twitter Instagram Facebook-f Abdullahi sheik adenCo-Founder Linkedin-in Twitter Instagram Facebook-f Haddii aad caawinaad u baahato nagala Soo xiriir lambarka hoose Lambarka caawinta 👇 00252618274118 Ma dooneysaa inaad wax iibsato ? Fadlan haddii aad daneyneyso midaas taabo badhanka hoose . Hadda iibso