About Us

shirkadeena

Waa madal kulmiso dhammaan ganacsiyada ka jiro

Magaalada kismaayo 

 Ujeedkeena koowaad waa:

In ay helaan bulshada soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada kismaayo suuq ay ku mideysan yihiin,

kaas oo ay ka heli karaan dhammaan adeegyada iyo alaabaha ay u baahan yihiin iyo qiimahooda.

Sidoo kalena ay kusoo bandhigan karaan badeecooyinkooda.

Aasaasayaasha

Mohamed said abdinoor

Co-Founder

Haddii aad caawinaad u baahato nagala Soo xiriir lambarka hoose

Lambarka caawinta 👇

00252618274118

Ma dooneysaa inaad wax iibsato ?

Fadlan haddii aad daneyneyso midaas taabo badhanka  hoose . 

Shopping Cart
Ok
Caawinaad ma u baahan tahay?
Dhiibo dalabkaaga ama dalbo caawinaad.